Monday, June 23, 2025

DHAGEYSO: Muuse Suudi oo Maamulka Gobolka Banaadir canaan kulul u jeediyay

Siyaasiga ka mid ahaa hogaaamiyeyaashii hore ee Muqdisho Muuse Suudi Yalaxoow ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaalada wadooyinka burbursan ee magaalada Muqdisho isagoo ugu baaqay maamulka Gobolka Banaadir inay dib u dhis ku sameeyaan wado muhiim ah oo burbursan.

Isagoo ka hadlayay munaasabad ka dhacday degmada Kaaraan wuxuu Muuse Suudi  madaxda maamulka gobolka Banaadir ku eedeeyay inay iska iloobeen jidka isku xira Kaaraan iyo Isbitaalka Keysaney, isagoo ku booriyay in loo istaago wadadaasi oo dib u dhiskeeda sahlan yahay dhibaato, ayna  dhibaato weyn ku qabaan dadka degaankaasi.

Dhageyso Muuse Suudi

Ad

Goobjooge.com

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON