Tuesday, June 24, 2025

Shirka caalamiga ee Ganacsiga Soomaaliya oo maanta ka furmaya Magaalada Istanbuul [SAWIRRO]

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo ku sugan  magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa furaya shirweyne caalami ah oo ku saabsan  hiigsiga cusub  ee Soomaaliya. Shirka hore ayaa ku saasban ganacsiga Soomaaliya iyo shirka hiiigsiga cusub 2016.

Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa galabta si rasmi ah u furay Ganacsiga Soomaaliya ay kasoo qayb geli doonaan madaxada dalka Turkiga  iyo ganacsatada dalkaasi  oo ay ku jiraan shirkadaha daneeya maalgashiga Soomaaliya.

Dhinac kale madaxweyne Xasan Sheekh ayaa galabta gaaraya dalka Turkiya isagoo maanta u anbabaxayhalkaasi. Madaxda Soomaalida oo isugu jira wasiiro, xildhibaano iyo maaamalada  goboladda ayaa iska xaadiriyay shirka.

DAAWO SAWIRADDA

IMG_8076

IMG_8086

IMG_8099

IMG_8100

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON