Madaxweynayaasha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Turkiga Rajab Dayib Ordogan ayaa furay shirka Madasha sare ee saaxiibada Soomaaliya, waxayna labada madaxweyne ka jeediyeen khudbado ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo ujeedada shirka.
Waxaa shirka ka qeyb galaya wakiilo ka socda in ku dhow 50 dal, waxaana lagu yaboohi doonaan taageero dhaqaale oo Soomaaliya la siiyo.
DAAWO SAWIRO