Tuesday, June 24, 2025

DHAGEYSO Faarax Macalin: “Si aad u liidata ayaa sharaftoodii dhulka loogu jiiday Ra’iisal wasaaraha Somalia”

Dhacdadii dhowaan qabsatay wafdigii Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ee xayiray muddo saacado ah Garoonka Diyaaraha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi ayaa waxaa iska soo daba dhacaya faallooyinka laga bixinayo dhacdadaasi.

Guddoomiye ku Xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa sheegay in arrintii lagula dhaqmay Wafdigii Cumar C/rashiid ay ahayd mid fool oo waxashnimo leh. “Anigu dad baan ka garanayay wafdiga oo goobta tegay oo ku soo salaamay, si aad u liidata oo sharaftoodii dhulka lagu jiiday ayaa loola dhaqmay, cidda sidaas ula dhaqmeysana waa saraakiil hoose, taas ayaa muujineysa sharafta Soomaalida…” ayuu yiri Faarax Macalin oo VOA-da u waramay.

DHAGEYSO CODKA FAARAX MACALIN

Goobjoooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON