Sunday, July 13, 2025

DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo difaacay shaqaalaha dowladda Somaliya u direyo Sacuudiga

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa mar kale ka soo muuqday Warbaahinta Soomaalida ee Qurbaha isagoo wareysi siiyay intii uu ku sugnaa dalka Turkiga TV-da Integration, wuxuuna wareysiga oo ku baxayay afka ingiriiska ku baxayay uga hadlay arrimo badan.

Madaxweynaha wuxuu difaacay Shaqaalaha ay Soomaaliya u direyso Dalka Boqortooyada Sacuudiga oo muran badan ka taagnaa isagoo sheegay in shaqaalaha si sharci ah loogu diri doono Sacuudiga ayna kormeeri doonto dowladda Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in arrintan si xun loo fasiray oo ay tahay dhalinyarada wiilasha iyo gabdhaha shaqo loogu raadinayo oo hore Yeman u sii mari jiray kuna dhibtoon jiray si ay Sacuudiga u tagaan.

HOOS KA DAAWO WARYSIGA  OO AY QAADAY HODON NALEYE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON