Wednesday, June 25, 2025

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay dilaagii weriyeyaasha Xasan Xanafi

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka oo maanta la hor geeyay  Xasan Xanafi Xaaji C/salaan oo Alshabaab u qaabilsanaa dilka weriyeyaasha ayaa xil toogasho ah ay ku xukuntay.

Ninkan oo ku caan baxay dilka weriyeyaasha waxaa lagu soo eedeeyay dilka iyo abaabulka dil ee dadka : kala ah

  1. Mahad Axmed Cilmi oo la dilay 11-08-2007
  2. Cali Iimaan Sharmaake oo la dilay 11-08-2007
  3. Saciid Tahliil Axmed oo la dilay 4/02/2009
  4. Muqtaar Maxamed Hiraabe oo la dilay 08-06-2009
  5. Sheekh Nuur Abkeey oo la dilay 04-5-2010

Maxkamadda markii ay dhageysatay marqaatiyaal la hor keenay Maxkamadd,oo  dhamaantood ku marag furay dilaa Xasan Xanafi Xaaji isaguna uu qirtay waxay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Dil Toogasho ah ku Xukuntay Xasan Xanafi Xaaji C/salaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON