Dilaaga wariyayaasha ee dilka lagu xukukmay Xasan Xanafi Xaaji Ismaaciil ayaa hadallo yaab leh oo u muuqday hanjabaad kasoo yeereen markii ay shalay maxkamadda ciidamada qalabka sida ku xukuntay dil toogasho ah.
“Aniga hal weriye ayaan dilay, Al-Shabaab ayaa wariyayaasha kale dishay, dil ayaa la igu xukumay waana la dilayaa laakiin waad arki doontaan in dilalka wariyeyaasha istaago dilkeyga kadib” – Xasan Xanafi Xaaji-.
MUUQAALADA XASAN XANAFI XILIGII MAXKAMADDA
Goobjooge.com