Maxamed Saciid Atam oo ahaa hogaamiyihii Alshabaab ee Buuraha Galgala degaanada Puntland oo isu dhiibay dowladda Soomaliya sanadkii 2014 ayaa u duulay dalka Qatar ee khaliijka ku yaala kaasoo ka mida heshiis dowlada Soomaaliya iyo Qatar wadagaleen oo la filayo inuu iska halkaas tago Sheekh Xasan Daahir Aweys.
Wareysi uu la yeeshay Telefishinka Soomaaliga ee Universal TV ayuu sheekha intaanu u dhoofin dalka Qatar ugu sheegay xaaladiisa iyo sidii uu ku jiray labadii sano ee dowladda Soomaaliya ay heysay iyo wax iska bedelay.
DHINACA SARE KA DAAWO WAREYSIGA SHEEKHA
Goobjooge.com