Friday, July 4, 2025

DHAGEYSO: “Ma jiro Gole Guurti oo ay leedahay Beesha Karinle..” [Shir ka dhacay Muqdisho]

Shir ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen qaar ka mida odayaasha iyo siyaasiyiinta Beesha Karinle ayaa laga soo saaray qodobo ay ka mid yihiin inuu waxba kama jiraan yahay gole loogu magac daray Guurtida Dhaqanka Beesha Karinle oo dhowaan la dhisay.

Shirkan oo ay ka dhex muuqdeen Odayaal, waxgarad iyo siyaasiyiin kala duwan waxaa go’aanada kasoo baxay goobta ka akhriyay C/qaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) oo hore u soo noqday wasiirka Warfaafinta dowladii Kumeelgaarka ahayd.

Guddoomiyaha odoyaasha dhaqanka  Maxamed Xasan Xaad ayaa isna ka hadlay ujeedka shirka oo uu sheegay inu ahaa mid hordhac ah oo guddiyo farsamo lagu dhisay, ayna dhici doonaan shirar kale oo arrimaha taagan lagu afjarayo.

HOOS KA DHAGEYSO GO’AANKA SHIRKA

 

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON