Thursday, June 26, 2025

Gobolka Banaadir oo Hal Bilyan & 140 Milyan Sh.So ugu deeqay dhismaha Jidka Muqdisho-Hobyo

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lacag ugu deeqay dhismaha Jidka isku xira Muqdisho iyo Hobyo oo dhismihiisa dhowaan la bilaabay ayna gacanta ku hayaan guddi  qeybaha Bulshada ka kooban oo loo xil saaray.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa xaflad ka dhacday xarunta maamulkiisa kula kulmay Guddiga dhismaha Jidkaasi uga dhawaaqay in maamulka Gobolka Banaadir ugu deeqay dhismaha Jidka lacag dhan Bal Bilyan, Boqol iyo Afartan Milyan oo doolar una dhiganta 50,000 oo doolar (Konton Kun doolar).

HOOS KA DHAGEYSO CODKA GUDDOOMIYAHA

Akhri: Mashruuca dhismaha jid isku xira Muqdisho-Hoby oo la daah furay

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON