Wednesday, June 25, 2025

DAAWO SAWIRRO: Xasan Sheekh oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Khartoum

Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya waxaa garoonka caalamiga ah ee Khartoum ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Albashiir, wasiiro iyo saraakiil sare iyo safaaradda Soomaalida ee Suudaan.

Hasan-Sudan

Hasan-Sudan2

Xasan-khartoum-2

Socdaalka Xasan Sheekh ayaa ku saabsan xiriirka labada dal iyo taageero dowladda Suudaan siineyso Soomaaliya iyadoo ka mida dalalka Jaamacadda Carabta ee bixiya qaaraan lagu kabo miisaaniyadda dowladda Soomaaliya.Xasan-khartoum-1Xasan-khartoum-3Xasan-khartoum-4Xasan-khartoum-5Xasan-khartoum-6

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON