Monday, July 14, 2025

WARBIXIN: Maxaa xilka looga qaaday Wasiirkii Boostada & Isgaarsiinta?

Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay xil ka qaadista Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Cali Sharmarke ku sameeyay wasiirkii wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta ee xukuumadda Soomaaliya Guuleed Xuseen Qaasim, iyadoo xilkaasi loo magacaabay   Maxamed Jaamac Mursal oo noqday wasiirka cusub ee wasaaradda boosatada iyo isgaarsiinta.

Wareegtada Ra’iisal wasaaraha ee xilk qaadista ayaa sabab looga dhigay qodobka 97 faraqadiis 1aad , 2aad iyo 3 aad ee dastuurka (KMG) jamhuuriyadda federaalka iyo xeer madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka oo lambarkeeddu yahay 72, kuna taarikheysan 17/12/2014 kuna saabsaneyd magacaabisteyda ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya.

Xilka qaadistan ayay Goobjooge.com baahisay 14 kii April iyadoo sababta xilka qaadista wasiirka uu lahaa Axmed Madoobe oo sidaasi dalbaday.

HOOS KA AKHRI WARBIXINNADA XIL KA QAADISTA IYO MAGACAABIDDA WASIIRADAN

  1. WASIIRKA LA MAGACAABAY

Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo Wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta

MAXAA XILKA LOOGA QAADAY  WASIIR GUULEED

Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo xilka laga qaaday [Magaca Wasiirka & sababta]

GOOBJOOGE.COM

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON