OGEYSIIS ku saabsan Imtixaanka Shahaadiga Dowladda ee Gobolka Banaadir

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay ogeysiis ku saabsan  Imtixaaanka Shahaaddiga Sanad Dugsiyeedka  2015 -2016, kaasoo la qaadi doono maalinta Sabtida ah ee 28 /05/2016.

Imtixaannadu waxay ka dhici doonaan  47 goobood oo ka tirsan Gobolka Banaadir, waxayna Ardayda galeysa imtixaanka faahfaahinta goobaha imtixaanku ka dhacayso ka heli karaan shaxda hoos ku qoran.

[pdf-embedder url=”http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2016/05/Liiska-Xarumaha-Imtixaanka-Gobolka-Banaadir.pdf”]

Dalladaha iyo Dugsiyada aan weli qaadan ID-yada ama aqoonsiga iyo Roll Numberka ay ku galayaan imtixaanka, waxay ka doonan karaan Dugsiga Yaasiin Cusmaan ee ku yaalla degmada Boondheere, ka soo horjeedka Daljirka Dahsoon iyo Dugsiga 20-ka December ee ku yaalla xaafadda Afisyone gaar ahaa Jidcaddaha Airport-ka taga.

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON