Monday, June 23, 2025

46 Qof oo laga helay Cudurka Coronavirus & Tirada dhimashada Cudurka ee Samalia oo sii korortay

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhowyd shaacisay in 46 qof oo cusub laga helay cudurka Covid-19, 24-kii saac ee la soo dhaafay.

Warka ayaa lagu sheegay in maanta 26 April 2020: la xaqiijiyey 46 kiis oo ah dad laga helay cudurka Covid-19 (33 Lab iyo 13 Dheddig), waxaana cudurka u dhintay dad hor leh oo gaaraya 5 qof.

Waxaa dadkan ka mida 5 qof oo ku sugan degaanada Puntland, iyadoo aysan waxba iska bedelin dadka ka bogsooday oo sidii hore 10 qof ah.

Tirada guud ee dadka cudurkani ku dhacay ayaa gaaray 436T qof, halka dhimashadu gaartay 23 qof.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON