Wednesday, June 25, 2025

DAAWO SAWIRRO: Aaskii Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle & madaxda ka qeyb gashay

Aas weyn ayaa maanta gelinkii dambe ka dhacay magaalada Caabudwaaq, iyadoo  Qabuuraha Dab-casar lagu aasay Marxuum Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle oo aaskiisa ay ka qeyb galeen madax fara badan iyo odayaal dhaqameed Soomaaliyeed.

Madaxdii ka qeyb gashay aaska waxaa  ka mid ahaa Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad, Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini, Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, madax ka socday maamulada Puntland iyo Galmudug, Odayaal dhaqameedyo, Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Ra’iisal Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya.

DAAWO SAWIRRADA

2--3--4--5--6--

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON