Sunday, July 20, 2025

Abaanduulaha ciidamada Milateriga oo shaaciyay xilliga AMISOM ay ka baxeyso Somaliya

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa shaaciyay in ciidamada AMISOM ay dalka ka baxayaan isla markaana loo baahan yahay inay diyaariyaan ciidamadii Soomaaliyeed kala wareegi lahaa degaanada ay joogaan.

Khaliif

Isagoo ka hadlayay munaasabad tababar loogu soo xiray ciidamo milateri ah magaalada Muqdisho wuxuu Jen. C/risaaq Khaliif caddeyay in taliska guud ee Ciidanka milateriga uu diyaarinayo ciidamo kala wareega AMISOM  degaanada ay haatan ku sugan yihiin dalka.

Crisaaq Khaliif wuxuu intaas ku daray in  in AMISOM mudada ay dalka joogaan Soomaaliya ay ka harsan tahay ayna dalka ka bixi doonaan in sanadka soo socda (2016) dhamaadkiisa.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON