Abaanduullaha Ciidamada Milateriga howlgal isbaaro qaadis ah ka wada tuullooyin ka tirsan Afgooye

Ciimada Milateriga Somalia ayaa sheegay in howlgal lagu qaadayay isbaarooyin yaallay degaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada hoose ay ka dhacen degmada Afgooye ee  agagaarkeeda.

Waxaa howlgalka hor kacayey Abaanduullaha Ciidamada Xoogga dalka Jen.Odowaa Yuusuf Raage iyo Saraakil kale, waxaana la sheegay in cagta la mariyey isbaarooyin lagu dhibaateyn jiray dadka Shacabka ah iyo Gadiidka, iyadoo gacanta lagu dhigay shan ka mid ah kooxihii ay Jid-gooyada iyo hubkoodii.

Ciidamada milateriga ayaa la geeya Afgooye, waxayna difaacyo cusub ka sameysteen degaanada hoos taga Afgooye.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

124,592FansLike
979FollowersFollow
3,137FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!