Thursday, June 26, 2025

Afhayeenka Alshabaab oo qirtay in tiro badan looga laayay dagaalkii Halgan [DHAGEYSO]

Afhayeenka howlgallada ururka Alshabaab C/casiis Abuu muscab ayaa ka jawaabay wararka sheegaya in dagaalyahanno fara badan looga dilay Alshabaab weerarkii ay shalay ka aroortii ku qaadeen degaanka Halgan ee Gobolka Hiiran.

Afhayeenka ayaa sheegay in wararka caddowga ee ku saabsan qasaaraha Alshabaab ay yihiin kuwa iska horjeeda oo kasoo baxay kuwo aan caadil ahayn, wuxuuna qiray in Alshabaab ay ka dhinteen 16 dagaalyahan oo loogu talogalay is miidaamin, sidoo kale meesha kama saarin in askar kale looga dilay Alshabaab dagaalka, isagoo sheegay in haddii ciidamo kale ka dhinteen Alshabaab ay awalba diyaar  u ahaayeen shahiidaan kuwii dagaalkaasi kasoo gurtayna ay diyaar yihiin.

HOOS KA DHAGEYSO AFHAYEEENKA ALSHABAAB

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON