Tuesday, June 24, 2025

Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo si yaab leh u beeniyay Hubkii laga qaatay Xerada Gen. Gordon, Weerarna ku qaaday…

Afhayeenka Wasaarada Amniga xukuumadda Soomaaliya C/casiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) ayaa si kulul u beeniyay in hub laga qaatay xerada ay Imaaradka maamuli jireen ee Jen. Gordon. 

Afhayeenka ayaa sheegay inaan wax caddeyn ah loo heynin in hubka sawiradooda la faafiyey uu yahay mid laga qaatay xerada Gordon iyo in kale, wuxuuna weerar ku qaaday wakaalada wararka Reuters oo uu sheegay inay warar baan abuur ah ka baahiso dowladda Soomaaliya.

Dhageyso wareysiga VOA-da

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON