Friday, June 27, 2025

Afhayeenkii Ciidamada Booliska Uganda oo toogasho lagu dilay [Sawirro]

Wararka laga helayo magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa shegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dishay afhayeenka ciidamada Booliska dalkaasi.

Dilka ayaa ka dhacay meel u dhow hoygiisa magaalada Kampala, kadib markii weerar xoog leh lagu qaaday gaari uu saarnaa. Kooxda weerarka qaaday ayaa baxsatay.

Afhayeenka ciidamada Booliska Uganda Andrew Felix Kaweesi, ayaa la xaqiijiyay inuu geeriyooday. waxaana la dhintay laba askari oo ilaalo  ahaa.

Dowladda ayaa sheegtay in baaritaan lagu hayo falka lagu khaarijiyay afhayeenka, iyadoo arrintan ay noqotay tan ugu weyn ee saaka laga hadal hayo dalka Uganda.

Uganda Police Spokesperson Andrew Felix Kaweesi, two other police officers shot dead near his home in Kampala. Uganda Police Spokesperson Andrew Felix Kaweesi, two other police officers shot dead near his home in Kampala.
Uganda Police Spokesperson Andrew Felix Kaweesi, two other police officers shot dead near his home in Kampala. 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON