Wednesday, August 6, 2025

Afhayeenkii Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose oo xilka laga qaaday

Afhayeenkii Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Maxamed Xuseen Shiine ayaa sheegay inuu ka tegay, siskana casilay xilkii Afhayeennimo ee  Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose.  Mudane Shiino ayaa sheegay inuu shaqada uga tegay khilaaf kala dhexeeya Maamulka Gobolka Shabelaha Hoose oo anu faahfaahin ka bixin.

“Maanta oo ah 5- Bisha Janaayo  2016 waxaan caddeynayaa inaan ka tagay xilkii Afhayeen ee aan ka hayay Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose” ayuu yiri Maxamed Shiine oo aan la ogeyn cidda markii hore xilkan u magacawday, isla markaana mar kaliya saxaafadda qabsaday maalmihii danbe isagoo xilli waliba ka hadlaya arrimaha ka dhaca gobolka.

Maamulka  Shabeelaha Hoose ee hoos taga Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa la sheegay inay ninkan ku amreen inuu faraha kala baxo arrimaha maamulkaasi.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON