Monday, July 14, 2025

Afhayeenkii Madaxweynaha Soomaaliya oo shaqadii ka tegay, kuna biiray Xafiiska UNSOM

Afhayeenkii Madaxweynaha Soomaaliya Daa’uud Aweys  Jaamac ayaa ka tegay shaqadii Afhayeennimo Madaxtooyada Soomaaliya.

Daa’uud Aweys ayaa ku biiray xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM, oo uu ka noqonayo la-taliye sare oo dhinac siyaasadda ah.

Shaqo ka tegista Daa’uud Aweys oo ahaa ninka kala wada arrimaha saxaafadda madaxtooyada iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo beegantay iyadoo olole doorasho oo culus uu wajahayo Xasan Sheekh.

Daa’ud Aweys oo hore u ahaa weriye ka tirsan BBC-da Laamaha Afsoomaaliya iyo Sawaaxiliga ahaa shaqsi degan oo shaqo badan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON