Afhayeenkii xukuumadda Soomaaliya C/salaam Axmed Caato ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu xilka iska casilay, wuxuuna si kooban uga hadlay sababtii uu xilka afhayeennimo ee xukuumadda Soomaaliya uga tegay.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitterka ayuu ku qora inuu ku qancay inuu xilka uu Qaranka u hayay, isagoo sheegay inuu xilkiisa ka gudan waayay caqabado soo wajahay, taasoo ku dhalisay inuu is casilo.
HOOS KA AKHRI QORAALKA CAATOGOOBJOOGE.COM