Thursday, June 26, 2025

AKHRISO: Ajendaha Shirka Dowladda Federaalka & Maamul Goboleedyada [Amniga oo ugu hooseeya]

Ajendaha shirka madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedka ee Muqdisho ayaa lagu heshiiyay iyadoo laba maalmood kadib la iska meel dhigay in looga hadlo arrimaha siyaasadda, federaalka, dib u eegista dastuurka iyo amniga.

Ajendaha waa qodobka shanaad ka ah amniga iyadoo ay ka horeeyaan qodobo u badan awood iyo dhaqaale qeybsi oo ah kuwa ugu badan ee la isku hayo, xilligan oo dalku ku jiro xaalad dagaal, isla markaana boqolaal shacab ah ay ku dhinteen weerarrada Alshabaab.

AKHRISO AJENDAYAASHA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON