Isku aadka wareegga 16-ka ee Koobka UEFA ayaa la sameeyay goor dhoweyd iyadoo kooxo waaweyn ay isku dhaceen.
Kooxaha Arsenal vs Bayer Munich ayaa noqday kuwa ugu adag ee la isku aadiyay waxaana ku xigta Barcelona vs Paris Saint-Germain.
Real Madrid ayaa sida caadada ahayd lagu beegay koox fudud oo ah Napoli.
HOOS KA AKHRISO ISKU AADKA
Manchester City v Monaco
Real Madrid v Napoli
Benfica v Borussia Dortmund
Bayern Munich v Arsenal
Porto v Juventus
Bayer Leverkusen v Atletico Madrid
Paris Saint-Germain v Barcelona
Sevilla v Leicester City