Friday, June 27, 2025

AKHRISO: Isku aadka Wareegga 8-da ee Koobka K/Cagta Adduunka, Russia 2018

Waxaa caawa soo idlaaday wareegii labaad  ee Koobka Kubadda cagta Adduunka, iyadoo ciyaartii ug danbeysay ay si dirqi ah wareegga 8-da ee Rubuc dhammaadka ugu soo baxay Ingiriiska oo rigoorayaal 4-3 uga badisay xulka Colombia.

Wareegga 8-da oo ciyaarihiisu bilaaban doonaan 6-da July ayaa ciyaaraha ugu adag waxay dhex mari doonaan xulalka Brazil iyo Belguim, halka ay is arki doonaan France iyo Urugway iyadoo kooxo waaweyn ay iska hareen koobka, halka kooxo heer dhexe ahaa ay nasiib u yeesheen inay heer fiican soo gaaraan.

HOOS KA AKHRISO SHAXDA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON