Iyadoo magacaabidda golaha wasiirada uu meel xasaasi ah marayo ayaa waxaa soo shaac baxaya liisas hordhacay ah oo laga helay xildhibaano iyo xubno ka tiran xafiisyada Madaxtooyada iyo kan Ra’iisal wasaaraha.
Mid ka mida liisaskaasi ayaa waxaa ku qoran shaqasiyaadka wasiirada noqon kara iyo beelaha aya kasoo jeedaan, iyadoo intooda badan ay ka mid yihiin xubno u dhow madaxda xilligan ugu sareysa dalka.
LIISKA HOOS KU QORAN WAA MID KA MIDA LIISASKA UGU MACQUULSAN EE SAADAASHA GOLAHA WASIIRADA CSUB
Beesha Dir
1. Ridwaan Xirsi Maxamed ( Isaaq , Habar Yoonis )
2. Abdi Ismaaciil Samatar ( Godo-Biirse)
3. Cabdullahi Cabdi Carab ( Dir , Surre )
4. Axmed Gaboobe Ugaas bile ( Dir , Gaadsan
Beesha Daarod
1. Cali Xaji Warsame ( Majerten , Cumar Maxmuud , Reer Mahad )
2. Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane ( Ogaden , Cawlyahan)
3. Jaamac Ceeydid ( Dhulbahante)
4. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ( Leelkase )
Beesha Hawiye
1. Cabdulqadir Cosoble Cali ( Abgaal , Harti , Warsangali )
2. Dr Abdinur Sh Maxamed ( Xawadle )
3. Maxmuud Maxamed Culusow ( Habargidir , Ceyr )
4. Mohamed Mukhtar Ibrahim (Gaaljecel)
Beesha Digil & Mirifle
1. Cali Sicid Fiqi ( Digil / Tunni )
2. Cabdixakin Xaji Faqi ( Digil / Dabare)
3. Cabdifitax Geesey ( Mirifle / Leeysan )
4. Aadan Maxamed Nuur ( Mirifle / Hadame )
Beesha Shanaad
1. Fahad Yaasin Xaji Dahir ( Reer Aw-Xasan / Reer Aw-Mahdi )
2. Siciid Xusen Ciid ( Carab-Salax)
Liiskan waxaa lagu saleeyay 4.5, wuxuuna ka kooban yahay 18 iyadoo aan wasaaradaha lagu qorin, taasoo ah howsha ugu weyn  ee hortaalla Ra’iisal wasaaraha iyo madaxweynaha.
Goobjooge.com