Tag: Golaha wasiirada

Golaha Wasiirada Xukuumadda Somalia oo ansixiyay Heshiis Milateri oo ay gaareen Somalia iyo Turkiga

Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ku ansixiyey Heshiis ay gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga...

Madaxweyne Deni oo magacaabay Golaha Wasiirada cusub ee Puntland -[Akhriso Liiska]

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa Caawa Magacaabay Golaha cusub Xukuumadda Dowladda Puntland. Golaha...

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka oo London ka sheegay War ku soo noqday Madaxweyne Farmajo...

Ra'iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed oo magaalada London uga qeyb galay kulan lagu taageeray dowladda Soomaaliya ayaa khudbad...

AKHRISO: Laba Qodob oo looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya -Sawirro-

Kulankii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoomiyey Ra’iisul wasaare asan Cali Khayre. Shirka Golaha wasiirrada ayaa looga...

Maxaa kasoo baxay Kulamadii La-xisaabtanka Ra’iisal wasaare Kheyre ee Golaha Wasiirada..?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa soo gabagabeeyay isla-xisaabtanka golaha wasiirrada oo socday shantii maalmood ee ugu danbeysay. Xisaabtankan ayaa ku saabsanaa...

Kulankii ugu danbeeyay Golaha Wasiirada ee Sanadka 2018 oo lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka… [Sawirro]

Golaha Wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan caadi ahayn maanta yeeshay kulankoodii ugu dambeeyay ee sanadka 2018 ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka maamulka Dakhliga oo...

AKHRISO: Shirkii Golaha Wasiirada oo looga hadlay Doorashadii K/Galbeed & Sharci lagu ansixiyey

Shirkii Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya oo maanta uu guddoomiyay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid...

Shirkii Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo looga dooday tirakoobka Shaqaalaha Dowladda

Shirka toddobaadlaha ah  ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga halday arrimo dhowr ah iyadoo uu shir guddoominayey Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre. Golaha wasiirrada xukuumadda...

Golaha Dhaqaalaha oo Golaha Wasiirada Somalia u soo bandhigay Daraasad ku saabsan horumarinta Dhaqaalaha

Golaha wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta warbixin ku saabsan Dib-u-habeynta nidaamka Maaliyadda Dalka ka dhagaystay Golaha Dhaqaalaha Qaranka ee dhowaan la sameeyay oo ka...

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Shir-sanadeed u furay xubnaha Golaha Wasiiradiisa [Sawirro]

Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya  Xasan Cali Khayre ayaa kulan sanadeed u qabtay xubnaha Golihiisa wasiirada, kasoo oo la sheegay in lagu dardar gelinayo qorshayaasha Qaranka. Shirkan...

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo ansixiyey Miisaaniyadda 2019 [Akhriso kororka Dakhliga]

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan aan caadi ahayn oo ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ku ansixiyeen miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2019. Miisaaniyadda...

Golaha Wasiirada oo kulan degdeg la isugu yeeray Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalad Muqdisho ayaa sheegaya in shir degdeg maanta la isugu yeeray golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya. Shirkan oo si degdeg loo qabanqaabiyey saaka ...

Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu shaaciyey Lacag dad Soomaali ah ugu deeqeen Mashruuca Is-xilqaan

Shirkii toddobaadlaha ee  Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo uu guddoomiyey Ra'iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed. Shirka ayaa...

Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Amar lagu soo rogay Hay’adaha ka howlgala Soomaaliya...

Shirkii toddoobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta qabsoomay iyadoo lagu ansixiyey amar xukuumaddu ku soo rogtay Hay'adaha caalamiga ah ee ka...

Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Qorshe Cusub oo Amni iyo Axdi u yaalla Q/Midoobay [Akhriso]

Golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankii toddobadlaha ahaa ee ay maanta ku yeesheen Muqdisho ku ansixiyey inay Soomaaliya ku biirto Axdi ...

AKHRISO: Go’aanadii kasoo baxay Golaha Wasiirada [Shuruud lagu xiray saxiixa heshiisyada Caalamiga]

Shirkii toddobaadlaha ahaa ee Golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dhaca magaalada Muqdisho, iyadoo looga hadlay arrimaha siyaasadda dawladda ee hantida Qaranka iyo hannaanka...

AKHRISO: Go’aanadii kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada Xukuumadda Somalia

Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Cali Khayre, ayaa shir-guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo maanta looga hadlay sharciga doorashooyinka 2020-ka, dib-u-habaynta maaliyadda iyo...

AKHRISO: Magacyada Saddex Safiir oo Golaha Wasiirada Soomaaliya Ansixiyeen & Dalalkii loo diri lahaa…

Golaha Wasiirada xukumadda Soomaaliya ee shalay ayaa lagu ansixiyey Magacyada Saddex Safiir oo la sheegay inay soo gudbisay Wasaaradda Arrimaha dibadda, balse aan la...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo soo gabagabeeyay wareysiyadii la-xisaabtanka Golihiisa Wasiirada [Sawirro]

Ra’iisAl wasaaraha Xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo gabagabeeyey wajiga Barnaamijka loogu yeeray la-xisaabtanka Golaha Wasiiradda  oo sanadle ah, kasoo la heegay...

Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo laga soo saaray Go’aan ku saabsan tira-koobka Ajaaniibta [Akhriso]

Golaha Wasiirada Xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aamiyay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha dalka si loola socdo...
error: Content is protected !!