Tuesday, August 5, 2025

AKHRISO: Liiska Magacyada 35 Xisbi oo Guddiga Doorashooyinka Somalia si KMG ah u diiwaangeliyey

Guddiga Doorashada Qaranka ayaa diiwaangeliyay 35 xisbi oo siyaasadeed, iyadoo ay sii kordheyso tirada xisbiya sida KMG ah is-diiwaan gelinaya.

Guddiga Doorashooyinka ayaa si kumeelgaar ah u diiwaangeliya xisbiyada, iyadoo lagu xiray shuruudo kooban oo aan ahayn kuwii rasmiga ahaa ee sharciga xisbiyada u dhigayo, taasoo keenay inay kordhaan tirada xibsiyada.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA XISBIYADA SIDA KMG AH LOO DIIWAAN GELIYAY

XISBIGA GARSOOR
2- XISBIGA MIDNIMADA IYO DEMOQORAADIYADDA
3- XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED
4- XISBIGA QARANKA EE DIMUQRAADIGA
5 – XISBIGA MIDNIMADA JAMHUURIGA SOOMAALIYEED
6 – XISBIGA HORUMARINTA
7 – XISBIGA MIDNIMADA BULSHADA SOOMAALIYEED
8 – XISBIGA SINAANTA AMMAANKA IYO MIDNIMO U OLOLEYNTA
9- XISBIGA CADDAALADDA & MIDNIMADA
10 – XISBIGA WADAJIR
11 – XISBIGA DAMIIRKA SOOMAALINIMADA IYO HORUMARKA
12 -XISBIGA CADDAALADDA IYO BADBAADADA
13 -XISBIGA SHAKHSIYADDA & WADDANIYADDA SOOMAALIYEED
14 -XISBIGA DADKA SOOMAALIYEED
15 -XISBIGA XAL-QARAN
16- XISBIGA SHAQAALAHA SOOMAALIYEED
17 -XISBIGA XORIYADDA
18 -XISBIGA MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED
19 – XISBIGA MIDNIMO-QARAN
20 – XISBIGA DALKA IYO DADKA
21 -XISBIGA ISBAHEYSIGA ISBADDELDOONKA SOOMAALIYEED
22 -XISBIGA IlAYS
23 -XISBIGA CADAALADDA & HORUMARKA
24- XISBIGA JIINKA IYO XEEBAHA
25 -XISBIGA SINNAANTA MIDNIMADA NABADDA
26 -XISBIGA QIIMO QARAN
27 -XISBIGA HORMARINTA MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED
28 -XISBIGA MIDOWGA NABADDA IYO HORUMARKA
29 -XISBIGA SHACABKA SOOMAALIYEED
30 -XISBIGA NABADDA
31 -XISBIGA DARYEELKA SOOMAALIYEED
32 – XISBIGA HIMILO QARAN
33 -XISBIGA SAMADOON
34 – XISBIGA DALDHIS
35 -XISBIGA U HIILI DADKAAGA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON