Monday, July 14, 2025

Akhriso Liiska Magacyada Guddiga Doorasha Madaxweynaha Jubba

Baarlamanka KMG ah ee  Jubba ayaa maanta magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha mamaulkaasi oo la filayo in bartamaha bishan ka dhici doona magaalada Kismaayo, iyadoo guddigan uu qaban doono howsha adag ee doorashada iyo qabashada araajida musharixiinta.

Guddiga Doorashada Jubba

Guddoomiyaha Baarlamanka Jubba Sheekh Cabdi Maxamed C/raxmaan ayaa sheegay inay baarlamaanka isku raaeen inana waqti lagu kordhin  xilliga doorashada oo loo asteeyay oo ah 15-ka bishan August, 2015.

Magacyada guddiga doorashada  Jubba waxay kala yihiin:

  1. Xabiibo Maxamed Cabdulle            Guddoomiye
  2. Axmed C/xafiid Maxamed              Guddoomiye ku xigeen
  3. Xuseen Xirsi Axmed                         Xoghayn
  4. Cabdi Maxamed Cabdi                     Xubin
  5. Cismaan Xuseen Rooble                 Xubin
  6. Bashiir Axmed Cumar                     Xubin
  7. Xasan Xaaji Maxamuud                 Xubin
  8. Axmed Ismaaciil                              Xubin
  9. Cabbaas Cali Ibraahim                   Xubin
Gudoo
Xabiibo Maxamed Cabdulle Guddoomiye Guddiga doorashada Jubba

Wararka laga helayo Kismaayo ayaa sheegaya in xilliga doorashada madaxweynaha Jubba la kordhin doono kadib kulan ay isugu yimaadaan baarlamaanka iyadoo la qorsheeyay inu Guddigan uu sidaasi codsado.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON