Sunday, August 17, 2025

AKHRISO: Liiska Magacyada Xildhibaannada Maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya

Guddiga Hubinta iyo Ansixinta Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ee Dowlada Federaalka Soomaaliya magacawday ayaa soo saaray Liiska rasmiga ah ee Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya.

Liiskan oo ka kooban 83 xubnood ayaa lagu shaaciyay magaalada Laascaanood, iyadoo maanta la siinay Kaararkoodii aqoonsiga, isla markaana loo dhaarin doono xilka si ay u doorteen guddoon, kadibna madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka cusub ee maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya.

HOOS KA AKHRISO LIISKA XILDHIBAANNADA CUSUB EE W/BARI SOOMAALIYA

SANAAG

  1. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Cismaan
  2. Xildhibaan Siciid Dalmar Faarax
  3. Xildhibaan Shaafici Maxamed Cali
  4. Xildhibaan Axmed Cali Maxamed
  5. Xildhibaan Maxamuud Aadan Faarax
  6. Xildhibaan Cabdifataax Xassan Aadan
  7. Xildhibaan Sahal Cabdi Maxamed
  8. Xildhibaan Axmed Cabdi Xassan
  9. Xildhibaan Maxamed Cabdilaahi Ibrahim
  10. Xildhibaan Axmed Maxamuud Cumar
  11. Xildhibaan Amran Axmed Xassan
  12. Xildhibaan Cabdicasiis Cabdilaahi Maxamed
  13. Xildhibaan Xaliimo Axmed Cismaan
  14. Xildhibaan Saalax Jaamac Xersi
  15. Xildhibaan Maxamuud Cumar Axmed
  16. Xildhibaan Faysal Xaashi Cumar
  17. Xildhibaan Axmed Maxamed Axmed
  18. Xildhibaan Axmed Siciid Faarax
  19. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Ducaale
  20. Xildhibaan Makhtal Siciid Maxamed
  21. Xildhibaan Muna Cabdilaahi Maxamed
  22. Xildhibaan Maxamuud Maxamed Saalax Maxamuud
  23. Xildhibaan Axmed Cabdi Xassan
  24. Xildhibaan Maxamed Cabdi Shire
  25. Xildhibaan Cabdiqani Cali Ismaciiil
  26. Xildhibaan Axmed Cali Xuseen
  27. Xildhibaan Axmed Cabdiqaadir Axmed
  28. Xildhibaan Siciid Cabdiraxman Colaad
  29. Xildhibaan Cabdisalaan Cabdilaahi Maxamed
  30. Xildhibaan Cabdiraxmaan Daahir Siciid
  31. Xildhibaan Cabdikani Cabdilaahi Cabdiraxmaan
  32. Xildhibaan Cabdi Ismaaciil Axmed (Burkuud)
  33. Xildhibaan Khaalid Siciid Saalax
  34. Xildhibaan Saadiq Jaamac Muuse
  35. Xildhibaan Ismaaciil Cabdi Maxamuud Guutaale
  36. Xildhibaan Yaasiin Maxamed Cigaal
  37. Xildhibaan Jibriil Ciise Duulane

CAYN/TOGDHEER

  1. Xildhibaan Cabdirisaaq Ibraahim Aadan
  2. Xildhibaan Siciid Ibraahim Axmed
  3. Xildhibaan Cabdixakiin Jaamac Dalmar
  4. Xildhibaan Maxamuud Cismaan Nuur
  5. Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Yuusuf
  6. Xildhibaan Guuleed Maxamed Nuux
  7. Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil
  8. Xildhibaan Cawil Cumar Faarax
  9. Xildhibaan Saleebaan Aadan Cilmi
  10. Xildhibaan Maxamuud Axmed Ibrahim
  11. Xildhibaan Mukhtaar Axmed Maxile Jaamac
  12. Xildhibaan Cabdirisaaq jaamac Warsame
  13. Xildhibaan Mubaarak Cumar Cabdiwaaxid
  14. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Cali
  15. Xildhibaan Daahir Cabdirisaaq Axmed (Ingaydh)
  16. Xildhibaan Xamse Cabdilaahi Maxamuud

SOOL

  1. Xildhibaan Mohamed Nuur Cali
  2. Xildhibaan Cabdixamiid Daahir Maxamed
  3. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Xaaji Faarax
  4. Xildhibaan Khadar Saleebaan Cabdi
  5. Xildhibaan Cali Diiriye Ducaale
  6. Xildhibaan Cabdinaasir Maxamed Cawil
  7. Xildhibaan Cabdirisaaq Cismaan Oogle
  8. Xildhibaan Mahdi Cabdiraxmaan Cilmi
  9. Xildhibaan Fahiima Yuusuf Quuje
  10. Xildhibaan Maxamed Xassan Ismaaciil
  11. Xildhibaan Maxamuud Salaad warsame
  12. Xildhibaan Cabdirisaaq Cali Xuseen
  13. Xildhibaan Cabdrisaaq Warsame Xayir
  14. Xildhibaan Axmed Cabdi Cali Shire
  15. Xildhibaan Cabdikadir Cabdi warsame
  16. Xildhibaan Cabidkadir Abshir Diirye
  17. Xildhibaan Jibriil Cali Ciise
  18. Xildhibaan Yaasiin Saalax Guuleed
  19. Xildhibaan Cali Maxamed Jaamac Jibriil
  20. Xildhibaan Daahir Mohmed Cumar
  21. Xildhibaan Cabdirisaaq Maxamed Xaaji Axmed
  22. Xildhibaan Cabdi Muuse Axmed
  23. Xildhibaan Cabdiqafaar Maxamuud Maxamed
  24. Xildhibaan Maxamed muuse Abokor
  25. Xildhibaan Aadan Cabdi Xussen
  26. Xildhibaan Cabdiqani Khaliif Maxamed
  27. Xildhibaan Faarax Jaamac Cabdicasiis
  28. Xildhibaan Cabdikariim Cali Yusuf
  29. Xildhibaan Cabdisahal Jaamac Maxamed
  30. Xildhibaan Aadan Cabdilaahi Aw-xassan

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON