Iyadoo aanu ku dhex jirnay soo gudbinta xildhibaanada saxiixay mooshinka laga keenay madaxweynaya ayaa waxaanu idin heynaa Liiska xildhibaanada Beesha shanaad ee saxiixay Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha.

Xildhibaanada Beesha Shanaad ee mooshinka saxiixay waxay gaarayaan 8 xildhibaan, iyadoo qaarkood ay sheegeen in laga been abuurtay, xubin ka mid ahna sida Goobjooge.com hore u sheegtay ay geeriyootay, waxaana la yaab leh in mooshinka xildhibaanada saxiixay uu ka mid yahay xildhibaan geeriyooday, taasoo muujineysa in mooshinka xilli hore la qoray iyadoo aan dib loogu noqon.
HOOS KA AKHRI LIISKA XILDHIBAANADA BEESHA SHANAAD EE SAXIIXAY MOOSHINKA MADAXWEYNAHA
[ot-caption title=”RIIX SI AAD U WADA AKHRIO LIISKA XILDHIBAANADA BEESHA SHANAAD EE SAXIIXAY MOOSHINKA MADAXWEYNAHA” url=”http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2015/08/Beesha_Shanaad.png”]
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]