Friday, June 27, 2025

AKHRISO: LIISKA XILDHIBAANADA DIGIL & MIRIFLE EE SAXIIXAY MOOSHINKA MADAXWEYNAHA

Akhristayaasha Goobjooge.com waxan markan u soo gudbinaynaa Liiska xildhibaanada Beelaha Digil & Mirifle ee saxiixay Mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo 12kii Ogost loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka.

xildhibaanadadigil

Liiskan wuxuu ka mid yahay taxanihii noo socday ee ku saabsanaa magacyada xildhibaanada saxiixay Mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo beel qura ay nooga hartay, taasoo iyaduna aanu dhowaan idinla wadaagi doonno.

LIISKA OO DHAN GUJI HALKAN

  • Mooshinka oo dhan iyo Qodobada lagu soo eegay Madaxweynaha (GUJI HALKAN)

  • Liiska xildhibaanada Beesha Hawiye ee saxiixay Mooshinka Madaxweynaha (GUJI HALKAN)

  • Liiska Xildhibaanada Beesha Shanaad ee saxiixay Mooshinka Madaxweynaha (GUJI HALKAN)

  • Liiska Xildhibaanada Beesha Daarood saxiixay Mooshinka Madaxweynaha (GUJI HALKAN)

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON