Monday, July 14, 2025

Akhriso: Magacyada Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug ee la magacaabay

Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa goor dhoweyd ansixiyay Guddiga Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi oo doorashadooda ay dhici doonto 4-ta July 2015.

musharax-madaxweyne

Guddiga oo ka kooban 9 xubnood waxaa gudoomiye u ah Maxamuud Aadan Cusmaan iyadoo  uu xoghaye u yahay C/weli Cali Maxamed.

Shirka baarlamaanka Galmudug ee uu guddoominayay Gudoomiye Cali Gacal Casir ayaa waxaa guddiga doorashada ansixiyay 73 xildhibaan, waxaa diiday 1 xildhibaan iyadoo ay ka aamuseen 3 kale, sidaana lagu ansixiyay.

HOOS KA AKHRISO GO’AANKA IYO MAGACAABIDDA GUDIGGA DOORASHADA

Guddiga doorashooyinka

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON