Sunday, July 13, 2025

AKHRISO: Magacyada Wasiirada cusub ee Hirshabeelle iyo Beelaha ay kasoo jeedaan

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirada maamulkiisa oo ka kooban 52 xubnood.

Golaha wasiirada ayaa isugu jira 23 wasiir, 23 wasiir ku xigeen iyo 6 wasiiru dowle oo loo qeybiyay beelaha dega Gobollada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe.

Wasiirada iyo beelaha ay soo jeedaan qeybtooda koowaad hoos ka akhriso

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON