Monday, August 4, 2025

AKHRISO: Magacyada xisbiyada sida KMG ah loo diiwaangeliyay & Guddoomiyeyaashooda [Sawirro]

Waxaa maanta si KMG ah loo diiwaangeliyay 7 xisbi siyaasadeed oo ka mida xisbiyo badan oo dalka iyo dibadda lagu aasaasay.

Xisbiyadan ayaa la siiyay shahaado aqoonsi ah oo la doonayo inay mustaqbalka buuxiyaan shuruudaha adag ee u yaalla xisbiyada saxda ah ee la aqoonsan doona, waxaana xafladii maanta ka dhacday Muqdisho lagu sheegay in shahaadooyin la siiyay xisbiyada kala ah:

2. Xisbiga Midnimada iyo Qaranka Soomaaliyeed: Waxaa  xisbigan guddoomiye u ah Salaad Cali Jeelle.

2. Xisbiga Garsoor: Waxaa guddoomiye u ah xildhibaan Zakariye Maxamud Xaaji Cabdi

3. Xisbiga Qaranka iyo Dimoqoraadiyadda: Waxaa guddoomiye u ah xildhibaan Fowsiya Xaaji Aaden.

4. Xisbiga Midnimada iyo Jamhuuriga: Waxaa guddoomiye u ah Cali Maxamed Tima-jilic.

5. Xisbiga Umadda Soomaaliyeed: axaa guddoomiye u ah Cabdirashid Maxamed Cali

6. Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed: Waxaa guddoomiye u ah Yaasiin Maaxi Maxamed Macalin

7.  Xisbiga Horumarinta:  waxaa guddoomiye Axmed Cali Muuse Ababakar

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON