Sunday, July 13, 2025

AKHRISO: Magacyadada safiirro cusub oo dowlada Federaalka dhowaan magacaabeyso

Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan magacaabidda safiiro cusub oo dowladda Soomaaliya la filayo inay ku dhawaaqdo dhowaan.

Safiiradan oo dhowr jeer dib u dhacay ayaa la sheegay in lagu dhawaaqi doono marka madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo kasoo laabto shirka London.

Warark laga helayo ilo ku dhow madaxtooyada ayaa sheegaya in lagu dhawaaqi doono safiiradda csuub oo kala ah:

C/raxmaan Yuusuf Ceynte = Safiirka Soomaaliya UK

Yuusuf Xuseen Jimcaale = Safiirka Soomaaliya ee Qatar

Jaamac Ceydiid    = Safiirka Soomaaliya ee Turkiga

Xuseen Qaasim   = Safiirka Soomaaliya ee Kenya

Waxaa jira mas’uuliyiin hore loogu balanqaaday xilal safiiro oo aan weli wax xil ah loo magacaabin, waxaana weli bannaan xilk safiirka Soomaaliya ee Q/Midoobay iyo xilal kale oo safiirnimo. xubnaha hore loo sheegay in safiirro loo magacaabayo waxaa ka mida C/kariin Guuleed, Foswiyo Yusuuf Xaaji iyo xubno kale.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON