Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd gudbiyey Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Baarlmaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).
Mooshinka oo ay saxiixeen 107 xildhibaan ayaa qodobo dhowr ah lagu soo eedeeyay Guddoomiye Jawaari, waxaana goor dhow xildhibaanada wada mooshinka ay shir jaraa’id ku qabanayaan hotel u dhow xarunta Madaxtooyada.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA MOOSHINKA