Wednesday, June 25, 2025

AKHRISO: Natiijada wareegga koowaad ee Doorashada madaxweynaha Galmudug

Wareegii koowaad ee doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa soo dhammaatay iyadoo ay ku loolameen saddexd mushrax oo xilka u taagan.

Doorashada si habsami leh u dhacday waxay natiijadii noqotay:

Axmed Ducaale Geelle  57 cod

Axmed Cali Hilowle:    24 cod

C/qaadir Maxamed Shirwac: 7 cod

Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa qarka saaran inuu ku guuleysto doorashada Madaxweynaha Galmudug, isagoo helay wareegii koowaad 57 cod oo kaliya ay u harsaneyd 4 cod.

Xildhibaanada Galmudug ayaa gaaraya 89 xildhibaan, musharaxa Axmed Shariif Cali Hilowle ayaa muuqata inuusan heysan fursad weyn.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON