Monday, June 23, 2025

War-murtiyeed laga soo saaray saaray shirka Madasha Wadatashiga Madaxda Soomaalida

Waxaa gelinkii dambe ee maanta la soo gaba gabeeyay shirkii Madasha wadatashiga Qaran ee hanaanka doorashooyinka sanadka 2016, iyadoo maalmihii shirka socday la isku mari  waayay qaabka doorasho ee la qaadanayo, waxaana Madaxda Soomaalida ay ahaayeen kuwo ku kala aragti duwanaa.

Shirka ayaa waxaa laga soo war murtiyeed ka kooban todobo qodob, kaasoo Madaxda shirka isla garteen, waxaana qodobada ka mid ah in la dhiso Golaha aqalka sare iyo aqalka hoose, iyadoo la isku dheeli tirayo qaababka lagu soo xulayo ee 4.5 iyo hab deegaan.

War murtiyeedka ayaa lagu sheegay in 10-ka bisha Janaayo shir kale la isugu yimaado, kaasoo ka dhici doona magaalada Kismaayo, waxaana shirkaas lagu sii ambaqaadi doonaa war murtiyeedka.

Ad

Warmurtiyeedka oo dhameystitan goor dhow filo.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON