Tuesday, July 8, 2025

AKHRISO: Qodobadda Mooshinka Saldhigga Imaaraadka & Magacyada xildhibaanada saxiixay

Mooshinka looga soo horjeedo saldhigga milateri ee dowladda Imaaraadka Carabta ku yeelaneyso magaalo xeebeedka Bebera ayaa laga akhriyay kulankii Baarlmaanka ee maanta.

Mooshinka oo ka koobnaa 4 qodob ayaa Xukuumadda Soomaaliya ka dalbanaya inay ka qaadato mowqif cad.

Mooshinka oo ay soo diyaariyeen illaa 20 Xildhibaan waxaa loo qeybiyay xildhibaanada Baarlamaanka, waxaana mooshinka ku cad in heshiiskii Imaaraadka Carabta iyo Somaliland yahay mid dhaawacaya Qaranimada Soomaaliya.

HOOS KA AKHRI MOOSHINKA IYO XILDHIBAANADA SAXIIXAY

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON