Kadib war-muriyeedkii ka soo baxay shirkii saddexda maalmood uga socday magaalada Muqdisho madaxda dowlad Goboleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsanaa dhismaha koox loogu magac daray “MADASHA WADATASHIGA QARAN” ayaa waxan halkan ku soo bandhigeynaa qaaka Madashaasi u sameysan tahay, sida loo qeybsaday iyo dadka ka dhex muuqda, si akhristayaasha aanu ugu dhoweyno muuqaalka dhabta ah ee Madashani oo looga fadhiyo inay dalka ka bixiso xilliga kala-guurka.
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-7″]