Monday, July 14, 2025

AKHRISO: War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Cadaallada ee Muqdisho

Shirkan ayaa ahaa mid looga hadlayay sidii loo hormarin laha Hanaannka Cadaaladda Soomaliya.

Shir looga hadlayay  horumarinta hanaanka Cadaaladda dalka oo Muqdisho ka dhacay intii u dhaxeysay  25 – 28 April 2016, ayaa la soo gabagabeeyay iyadoo ay ka qeyb galeen xubno ka socday Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Fedraalka, Maxkamadda Sare ee Dalka, Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka,  Garsoorayaal iyo Xeer-Ilaaliyeyaal kala duwan.

Waxaa kaloo shirka ka qeyb galay wasaaradaha Cadaaladda ee maamulada dalka ka jira, waxaaana laga soo saaray qoraal ka kooban 5 bog.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

[pdf-embedder url=”http://goobjooge.com/wp-content/uploads/2016/04/Warmurtiyeedka_Shirka_Hanaanka_Cadaaladda_28_04.pdf”]

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON