Shalay ayay ahayd markii madaxweyne Xasan Sheekh soo saara wareegto uu xilka uga qaaday guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyadoo la magacaaay guddoomiye iyo duq cusub.
HADDABA HOOS KA AKHRI WAREEGTADII XIL KA QAADISTA MUUNGAAB