Saturday, June 28, 2025

AKHRISO: Wasiirada Soomaalida Itoobiya ee ku leedahay Xukuumadda cusub ee Federaalka Itoobiya

Soomaalida Itoobiya ayaa laba wasiir ka helay Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee dalka Itoobiya ee maanta lagu dhawaaqay.

Ra’iisal wasaaraha cusub ee Itoobiya ayaa soo dhisay xukuumad ka kooban 16 wasiir oo qaarkood dib u soo laabteen, iyadoo lagu tilmaamay isku shaandheyn lagu sameeyay xukuumadii hore. Soomaaliya Itoobiya ayaa golaha cusub ee wasiirada Itoobiya ka helay, laba wasiir oo kala ah:

  1. Ubax Mohamed – Wasiirka Isgaasiinta & Tiknologiyada

  2. Ahmed Shide – Wasiirka Xafiiska xiriirka Dowladda

Labada wasiir ayaa loo arkaa inay yihiin kuwo muhiim ah oo Soomaalida kaalin weyn kala dhex  muuqato xukuumadda cusub ee Itoobiya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON