Monday, June 23, 2025

AKHRISO: Xildhibaanada Aqalka hoose ee maanta lagu doortay Baydhaba & Beelaha ay kasoo jeedaan

Doorashooyinka Aqalka hoose ee la socda magaalada Baydhaba ayaa maanta lagu doortay 7 xildhibaan oo cusub.

Doorashadii maanta ugu adkeyd ayaa noqotay tii dhex maray wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ee xilka sii haya Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) iyo Maxamuud Macalin Yaxye oo hore xildhibaan iyo wasiir u soo noqday, waxaana hal cod looga guuleystay wasiirka.

Xildhibaanada maanta lagu doortay Magaalada Baydhaba axay kala yihiin:

  1. Maxamuud Macalin Yaxye  – Disow

2. Sheekh Shaacir Maxamed     – Macalin Weyne

3. Maxamed Jaamac Mursal  – Ogaadeen

4. Malaaq Aadan Ibraahim    – Yantaar

5. Cali Aadan Xuseen    _ Eylo

6. Xasan Xaaji Cali   – Yantaar

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON