Wednesday, June 25, 2025

AKHRISO: Xubnaha Guddiga Ammaanka Gobolka Banaadir oo la magcaabay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa magacaabay Guddiga Amniga Gobolka Banaadir.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka ayaa ayaa lagu magacaabay guddigan oo ay xubno kla yihiimn hay’adaha amaaanka iyo ciidamada Gobolka.

Magacyad guddiga ammaanka Gobolka Banaadir waxay kala yihiin:

Taabid Cabdi Maxamed guddoomiyaha Gobolka Banaadir -(Guddoomiye)

2- Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Gobolka Banaadir ee dhinaca Amniga (Kuxigeen)

3- Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir  (Xubin)

4- Ku-xigeenka Xeer Ilaaliyaha Qaranka    (Xubin)

5- Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska (Xubin)

6- Taliyaha Nabadsugida      (Xubin)

7- Taliyaha Qeybta 12-ka April ee Ciidamada Xoogga dalka  (Xubin)

8- Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar.    (Xubin)

Guddiga ammaanka Gobolka Banaadir ayaa laga sugayaa qorshe ku saabsan sugidda ammaanka Gobolka Banaadir oo dhowaan la sheegay in qaab cusub loo sameyn doono.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON