Thursday, June 26, 2025

Alshabaab oo baahisay magaca Ninkii isku qarxiyay Hotel Naasahablood 2 & Wareysi uu bixiyay

Kooxda Alshabaab ayaa baahisay cod laga duubay ninkii isku qarxiyay Hotelka Naasahablood 2 ee magaalada Muqdisho iyo magaciisa.

Idaacadda Andalus ee Alshabaab ayaa baahisay in ninki is-miidaamiyay ee qaraxa ku furay weerarkii Hotel Naasahablood 2 lagu magacaabo Xuseen Rukow Maadeey oo kooxdu u taqaanay (Carab), wuxuuna wareysi uu bixiyay ku sheegay inay hooyadii isaga kaliya dhashay, kanas oo jeedo beesha Gaaljecel.

Is-qarxiyeyasha iyo dableyda Alshabaab ee weerarka ku qaaday Hotelka Naasa-hablood 2 ayaa ka koobna shan qof sida ay shaaciyeen saraakiisha ammaanka dowladda Federaalka oo 3 kamida nolosha lagu qabtay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON