Thursday, June 26, 2025

Alshabaab oo Dabaaldeg yaab leh Ciidul Adxaa ku soo bandhigtay Magaalada Jilib [Daawo Sawirro]

Kooxda Alshabaab ayaa isu soo bax weyn iyo bandhig ugu dabaaldegtay maalintii koowaad ee Ciidul Adxaa magaalada Jilib ee Gobolka J/dhexe, iyadoo halkaasi ku soo bandhigay fantasyo iyo ciyaaro kala duwan.

Boqolaal dadweyne ah ayaa isugu yimid fagaaraha  degmada Jilib , iyadoo dadweynuhu ku tukadeen salaadda ciidda, laguna soo bandhigay bandhig ciyaareed ballaaran. dadweyne isugu jira rag, dumar, caruur iyo waayeelo ayaa ka soo qeybgalay bandhigga, kuwaas oo ka kala yimid degmada iyo deegaanada ku xeeran.

Maleeshyada Alshabab  ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dhoolatus ku soo bandhigay wadooyinka waaweyn ee magaalada, waxaana goobta kasoo muuqday waalia Jubbooyinka.



















NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON