Wednesday, June 25, 2025

Alshabaab oo la wareegay degaanka Leego ee ay ka baxeen Ciidamada AMISOM

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya maleeshiyada Alshabaab ay la wareegeen degaanka Leego ee Gobolka Sh/Hoose.

Arrintan ayaa ka danbeysay kadib markii ay ciidamadii AMISOM ee Ugana iyo Ciidamada dowladda Soomaaliya ay isaga soo bexeen deegaanka Leego oo saldhig muhiin ah u ahaa AMISOM.

Ciidamada AMISOM ayaa xalay banneeyay saldhigga Leego, waxaana saacad ka dib gaaray dagaalamayaasha Alshabaab, kuwaasoo la sheegay inay markii horeba kaabiga ku hayeen.

Lama oga sababta ay ciidamada AMISOM uga baxeen Leego xilli taliyaha AMISOM uu sheegay inay ciidamo dhigayaan wadadda u dhaxeysa Muqdisho iyo Baydhaba.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON